Deeq A. Posted January 25, 2020 Qaar ka mid ah musharraxiinta u taagan hoggaanka Galmudug ayaa shuruudo adag ku xiray ka qeyb galka doorashada Madaxweynaha ee maamulkaasi. Musharaxiintaan oo kala ah, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa|), Cabdullaahi Faarax Wehliye, Kamaal Daahir Guutaale, iyo Cabdi Axmed (Cabdi Dheere) ayaa soo saaray shuruudo 7 gaaraya oo ku aadan qabsoomida doorashada madaxtinimada Galmudug. Shuruudaha ayaa waxaa ugu mhiimsan in la sameeyo guddi doorasho cusub, oo ay ku midaysan yihiin dhinacyada ay khusayso doorashada oo Ahlu Sunna qeyb ka tahay. Halkaan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites