Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharraxiinta Galmudug oo shuruudo adag soo saaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah musharraxiinta u taagan hoggaanka Galmudug ayaa shuruudo adag ku xiray ka qeyb galka doorashada Madaxweynaha ee maamulkaasi.

Musharaxiintaan oo kala ah, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa|), Cabdullaahi Faarax Wehliye, Kamaal Daahir Guutaale, iyo Cabdi Axmed (Cabdi Dheere) ayaa soo saaray shuruudo 7 gaaraya oo ku aadan qabsoomida  doorashada madaxtinimada Galmudug.

Shuruudaha ayaa waxaa ugu mhiimsan in la sameeyo guddi doorasho cusub, oo ay ku midaysan yihiin dhinacyada ay khusayso doorashada oo Ahlu Sunna qeyb ka tahay.

Halkaan hoose ka akhriso:

83402006_2667406889981492_15611830740818

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this