Sign in to follow this  
Deeq A.

Wadaad ka tirsanaa ISIS oo laga soo saaray Hog “God” uu ku dhuumanaayey

Recommended Posts

Deeq A.   

 Wadaad ka tirsanaa ISIS oo laga soo saaray hog uu ku dhuumaaleysanayay

  • isiswadad.jpeg?ssl=1

“Wadaad” 250 kiilo culeyskiisu yahay islamarkaana ka tirsanaa, una fatwoon jirar kooxda ISIS ee dalka Ciraaq ayay ciidamada Ciraaq kasoo saareen hog uu ku dhuumaaleysanayay in muddo ah.

imamen Shaifa al-Nima oo wadaadkan lagu magacaabo ayaa lagu eedeynayaa in yahay ninkii ka dambeeyay amar ama fatwada lagu bur-buriyay goobaha taariikhiga ah ee Ciraaq, waxaana sidoo kale lagu eedeynayaa in uu amray in la laayo wadaadada kale ee ka laba-labeeyay ku biiridda ISIS.

Wadaadkan ayay ciidamadu kasoo saaree hog uu kaga dhuumaaleysanayay hay`adaha ammaanka oo ku yaal magaalada Mosul.

Dhibka jiray ayaa ahaa in wadaadkani eysan ciidamadii soo qabtay ku qaadan waayeen gawaaridii ay wateen, waxaana loogu yeeray wiish iyo gaari weyn oo qaada.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this