Jacaylbaro Posted December 4, 2004 Waa run ,, dadka qaar bay noloshooda oo dhami isku yaacdaa oo isku daba meeraysta marka aad waraysatana lagu oranayaa waa agoon ama waa rajo ,,,,, laakiin adiga being this nice and smart way u r living ,,,, i'm sure u r gonna make it ,,, Just keep going on ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted December 4, 2004 innaa lillaah wa innaa lillaahi raajicuun. Wiilo macaanto waan ka xumahay arrinkaaga, wax kasto oo qufka u qoran waa inuu ku shukriyaa. Waxaan ku farxsanahay how you turned out to be (inkastoo saas kuu aqaanin), laakiin faktaada hore aa i qancisay. alxamdu lillaah ani laba doodaba wey ii nool yihiin....maba ka fakiri karo nolosheyda is badalka ku dhici lahaay hadii waalidkeyga ilaah iga qaadi lahaay. Qeeradu waa xaq! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 4, 2004 Marka hore Mahadi Waxay U sugnaatay Allaha Raxmaanka Ah. Marka Xigana Dhammaantiin Intiina Aan halkan U bartay Magacyadiinna Qoraal Laguma Soo Koobi Karo. Allaah Qayr Iyo Xasanaad Ha idin Wada Siiyo. Runtii Waa Xaq Dhimashadu oo Kuligayn Waan Dhimanaynaa Balse Allaah Waxaan Ka Rajaynaynaa Inuu Jannatul Firdowsa Naga Waraabiyo Aamiin Aamiin. Waxaan Had iyo Jeer Ku Mahadiyaa Allaah waad ogtihiin Wadamadan aynu wada joogno waa meel Fasahaadku ku badan yahay waliba ugu sii daran Qof dhalinyara ah oo Waliba Waalid aan u joogin marka waxaan Allaah ka baryaa Anigoo Muslinimadaydii aan La imid Haysta inuu Dhulkaygii Igu Celiyo. Aamiin Aamiin Aamiin Dhammaanteen. I can't tell u how much I appreciate all ur kindness, Oh I feel so Home thanks......... Wabillaahi Towfiiq:...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pacifist Posted December 5, 2004 Willo May ALLAH BLESS THEM WITH JANATUL FIRDOS aMIN AND SIS IF EVER YOU NEED ME AM HERE HUG FROM ME TO YOU. alHAMDULILAH MY MOM IS ALIVE AND WELL BUT MY FATHER (ALLAHU NAXARISO) DIED WHEN I WAS 11. jANATUL FIRDOS ILLAHI AA KA WARABIYO.AMIN gROUP hUG Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 5, 2004 Oh I'm speachless dear. Thank you sooooo much, aabana Allaah u naxariisto Aamiin, Aamiin.... By the way I need my HUG from you.... Jizaakallaah Yaa Uqti..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pacifist Posted December 5, 2004 HASNA HUGSSSSSSSSSSSSSSSSSS WIILO Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 5, 2004 WIILO HUGSSSSSSSSSS BACK HASNA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted December 5, 2004 nice post... wiilo ilaahey ha unaxariisto hooyadaa aamiin... Mothers are what is saving somali ppl. all over the world, in somalia, and in any other countries... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 5, 2004 Thanks Q,Q dear Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalixa Posted December 6, 2004 wiilo sis ilaahay barii hooyada iin uu jana fardowsa geliyo biyaheegana ka warabiyo amiin sis waxan ku leeyahay all the time akhri quraanka for her because as you do it reaches her in the grave as a present and waxa lagu yidhahdaa waxa camalkan khayraka ah kuu soo diray ilmahaagii and it becomes a plight for her to go to heaven, markaa walaalo uu akhri quranka everyday. sis just keep in mind, everyone wheter young or old, rich or poor ugly or beautiful will go in a dark hole back to his creato where no one can hold him or hide him...so remeber this and stay strong you never know who is next Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 6, 2004 rayaana dear thank you so much, u can't believe how much I appreciate all the kindness and advices that I recieved from all the Sol sis and broth. Thank u Insha Allah I will do that and pray for both of my parents inuu ilaahay u naxariisto Janatul Firdowsana siiyo..Aamiin. Jizaakallaah... Quote Share this post Link to post Share on other sites