Deeq A. Posted January 19, 2020 (SLT-Hargeysa)-Maanta waxa uu Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ka aqbalay warqaddii is casilaadda ahayd ee uu shalay u soo gudbiyey Amb Axmed Safiina, xilkiina waxa uu ku wareejiyey Xafiiska Guddoomiyaha. Ugu dambeyn, Guddoomiyuhu waxa uu rejeynayaa Mudane Safiina in Ilaahay ku garab-galo musqtaqbalkiisa siyaasadeed iyo dedaalkiisa aqoon korodhsi. Source Share this post Link to post Share on other sites