Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland Oo Joojisay Bandhig Suugaaneed Uu Berbera Ku Qaban Lahaa Abwaan Xasan Daahir Weedhsame.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Berbera)-Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay bandhig suugaaneed uu Berbera ku qaban lahaa Abwaan Xasan Daahir Weedhsame.

FB_IMG_1579189552573.jpg

Abwaanka oo aan la xidhiidhay ayaa ii xaqiijiyay in laga joojiyay munaasabadda.

maamulka Berbera weli kama hadal sababta loo joojiyay bandhig suugaaneedka Weedhsame.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this