Dahireeto Posted January 16, 2020 Farmaajo has been paying social media hacks for a long time. No surprise there. The only thing different is that only his clan's social media hacks are now supporting him. Everyone else dropped off. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 16, 2020 Barnaamijkan mediaha waxaa lagu magacaabaa isxilqaan. Waa barnaamij iskaa wax u qabso ah oo qaranka looga badbaadinayo cudurada faafa iyo beenta cid lacag ku bixiso ma jirto. Wuxuu la mid yahay kan lagu dhisayo tiyaatarkii qaranka, maktabadii dhaqanka taalooyinkii iwm. Ciyaalkan markii gaari ka banjaro dariiqa ku dib jiraya farmaajo ma yaqaan lacagna ma siiyo waa muwaadiniin soomaaliyeed oo iskood u dhaxamaysan. Inta badan dadka isticmaala live waxay bulshada ka codsadaan ayagoo baryootamaya ama ducaynaya inloo share gareeyo, waxa ay sheegaayaan si ay wax un faa'iido ah uga helaan. Bulshaduna mar walba waxay xiiseeyaan xumaanta waayo siday u dhasheenba wanaag maysan arag. Dhibka live'ku keeno waxaa ka mida ayadoo markii horaba caqligoodu yaraa bay hadal bateen, waana mida keentay aakhirka in ayagoo live ku jira is qaawiyaan, si ay uga raad gataan khaladkii horay uga dhacay oo aan kasoo noqosha lahayn, loona dhaho ha la quraan saaro iyo jinigii facebook yaa madax maray. Quote Share this post Link to post Share on other sites