Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland Oo Saaka Dil-Toogasho Ah Ku Fulisay Lix Nin

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa saaka dil-toogasho ah ku fulisay lix nin oo horey ugu xukunsanaa xukunkan dilka ah.

Toogashada ayaa saaka ka dhacday jeelka wayn ee Mandheera.

Magacyada ragga la toogtay iyo magaalooyinka ay ka soo jeedaan:

1- Farxaam Maxamed Xasan ( Buuhoodle )
2- Cabdillaahi Ismaaciil Xayd ( Burco)
3- Axmed-Guray Ibraahin Faarax ( Burco)
4-Khadar Aleel ( Gabiley )
5- Xasan Muxumed Cismaan ( Hargeysa )
6- Caydaruus Khadar Haybe ( Hargeysa )

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this