Deeq A. Posted January 15, 2020 Madaxweynayaasha mamaullada Koonfur Galbeed iyo HirShabelle oo shalay kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa ka wada hadlay iskaashiga labada dhinac. Labada madaxweyne ee Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) iyo Maxamed Cabdi Waare ayaa isku afgartay inay iska kaashadaan dhaqaalaha, barakacayaasha iyo amniga. Wasiirka qorsheynta ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka warbixiyey shirkaasi iyo waxyaabihii laga wada hadlay. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Nuuradiin.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites