Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Cumar Filish oo magacaabis sameeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Fillish) ayaa Guddoomiye Waaxeedyo cusub u magacaabay deegaanka Garasbaaley, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.

FB_IMG_1578937368447.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this