Sign in to follow this  
nuune

Af Maay-maay Corner

Recommended Posts

Hemba sor me'eh heray nwen ma eh hobalo bal nmaaw..Quote from one of Xassan's song, I don't know if the spelling is correct though. Nuune and MMA can correct me!

 

We use to go to Leego and Yaqbariweyne back in 80s, and some of the locals used to speak Maay May though I think it was different May dialect. I heard Diinsoor Maay is most sophisticated, MMA can confirm that I guess.

 

MMA, ever been to Buur Hakaba, Buur E-elay,Jamaacada, Aw dhiigle,and other smaller villages between Shabelada Hoose and Bay? What a pradise dhulkaas walhi!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^lool, maybe sophisticated isn't correct word, but I was trying to say that they speak a different dialect that is hard to understand in other words pure Maay.

 

Since when did you become Maay expert? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ariiirooy ar ani kooy mugoo!!!

 

Waxaa hore loo dhahay moos wixii loo fiiqay daraadiis waaye, doolina mukulaal wixii ee u cuntona dartiisa waaye!! anina SOL waxaan ugu soo noqday calaashaan dartiina waaye!!

 

nuuno waraa shaqfir aa lagu dhahay waryaa! May May tacbaan eh aa dadka ku waabsanee yaah!!!

 

Xiinfaniin Adi shukaansi maay maay inta aadan gaarin, horta kasoo barmoos shukaansi maxaa!! iyo shukaansi "dee" markaas kabacdi maay maay iskeen....

 

Ibtisam nabar luqatul burceed baliiiiiish!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Kan kaa korreeyo inuu miyir qabo maa u maleenee,

 

Tuujiska, ariiroow sin salaaminthi, is araga doogna :D

 

MMA, Samatar's Buurhakaba banaanshee lyrics, found this:

 

Lang wiing mi booraw

Beenga ogaadey

Illinteey baroodshee

Biyi haang dareertey

Fiid ley batteey

Bushi laang kortey

Isgoow badingaa

Lang baal marraaw

Ki birrimeey mi badbaadiya

Hakabi bannaanshee

Buurtoo ki taalo Banooda

Balintaanni haaytey

Baabuur mi raha ay iilli buubee

 

Bog ley yaraantiis,

Barraar ley mi sheegnee

Illi hidoorkii buuhoo

Bushumoo li yaabey

Beente me eehi

Beddingshee deyooy

Nuurshey bilaa

Lang baal marraaw

Ki birrimeey mi badbaadiya

Hakabi bannaanshee

Buurtoo ki taalo Banooda

Balintaanni haaytey

Baabuur mi raha ay iilli buubee

 

Nollolley Billaawshee

Naftee berkoowaa

Beerkey dhattiisaa

Bee oo ki reebtey

Geber baarri eh

Boor dhaaysi eh

Baylli roogdiwaa

Lang baal marraaw

Ki beegimee mi badbaadiya

Hakabi bannaanshee

Buurtoo ki taalo Banooda

Balintaanni haaytey

Baabuur mi raha ay iilli buubee

Share this post


Link to post
Share on other sites

Geelle, Che meesha Saakoow ugu dhagsan soo ma aragtid. I think Saakoow is a Afmaay-speaking town in Jubbada Dhexe, so hadduuba Saakoow maqlay, I am sure in uu yaqaano a bit Afmaay here and there. :D

 

About Diinsoor being meesha Afmaay ugu asalisan loogu hadlo, hmm. Koley ma'ogi, waa laga yaabaa, laakiin uma maleeyi maadaama soo xigto dhanka Shabeellada Hoose. Maayga Shabeellada Hoose iyo Jubbooyinka loogu hadlo wuuka qafiifsanyahay kan in the interior loogu hadlo.

 

Prince, Afmaay has as many lahjado as Afmaxaatiri, if not more.

 

Nuunka, heestaas inaa Afmaxaatiri u micneysid isku deey.

 

Lan wiin ma booraaw

Beengaa ogaadey

Ilinteey baroorshee

Biyi haan dareertay

 

Kuwaas waa iska sahlanyihiin koley.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Che -Guevara:

Carabka qalooci dadkana indhaha faraha ka gali, and bam, you get the Burco lingo and mannerisms.

 

Luv Af May but for different reasons.

Yh I recall you mentioning it in another thread while back.

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Been ma sheegaaw mugoo ani, AfMaayga AfBari aa ka fudud... icon_razz.gif Almost ka qurxoon... :D

 

Bisqin, Dabrid, Dhoocil, Mindhicir.

Xaa shuun iyo mindhicir kuu geeyay ayeeyoow bisinkee? Dabrid soo ma'aha markii lugaha la dabro, as in qofka lugaha la isaga xiro (mise jalaafo)? What da hell!!! What kinda business are you in to talking about bisqin iyo mindhicir iyo dabrid iyo dhoocil? :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Koolo likes to say shal wii dareeree :D

 

 

Widaaw, those lyrics are very hard, si fiican maba u dhuuxin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this