Gheelle.T Posted November 7, 2008 Hemba sor me'eh heray nwen ma eh hobalo bal nmaaw..Quote from one of Xassan's song, I don't know if the spelling is correct though. Nuune and MMA can correct me! We use to go to Leego and Yaqbariweyne back in 80s, and some of the locals used to speak Maay May though I think it was different May dialect. I heard Diinsoor Maay is most sophisticated, MMA can confirm that I guess. MMA, ever been to Buur Hakaba, Buur E-elay,Jamaacada, Aw dhiigle,and other smaller villages between Shabelada Hoose and Bay? What a pradise dhulkaas walhi!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 7, 2008 ^What you do mean by sophisticated? MMA...Yes, they hold special meaning for me Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted November 7, 2008 ^lool, maybe sophisticated isn't correct word, but I was trying to say that they speak a different dialect that is hard to understand in other words pure Maay. Since when did you become Maay expert? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 7, 2008 Ariiirooy ar ani kooy mugoo!!! Waxaa hore loo dhahay moos wixii loo fiiqay daraadiis waaye, doolina mukulaal wixii ee u cuntona dartiisa waaye!! anina SOL waxaan ugu soo noqday calaashaan dartiina waaye!! nuuno waraa shaqfir aa lagu dhahay waryaa! May May tacbaan eh aa dadka ku waabsanee yaah!!! Xiinfaniin Adi shukaansi maay maay inta aadan gaarin, horta kasoo barmoos shukaansi maxaa!! iyo shukaansi "dee" markaas kabacdi maay maay iskeen.... Ibtisam nabar luqatul burceed baliiiiiish!! Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 7, 2008 ^lol. Wax waalan. welcome back adeer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 7, 2008 ^^^ Kan kaa korreeyo inuu miyir qabo maa u maleenee, Tuujiska, ariiroow sin salaaminthi, is araga doogna MMA, Samatar's Buurhakaba banaanshee lyrics, found this: Lang wiing mi booraw Beenga ogaadey Illinteey baroodshee Biyi haang dareertey Fiid ley batteey Bushi laang kortey Isgoow badingaa Lang baal marraaw Ki birrimeey mi badbaadiya Hakabi bannaanshee Buurtoo ki taalo Banooda Balintaanni haaytey Baabuur mi raha ay iilli buubee Bog ley yaraantiis, Barraar ley mi sheegnee Illi hidoorkii buuhoo Bushumoo li yaabey Beente me eehi Beddingshee deyooy Nuurshey bilaa Lang baal marraaw Ki birrimeey mi badbaadiya Hakabi bannaanshee Buurtoo ki taalo Banooda Balintaanni haaytey Baabuur mi raha ay iilli buubee Nollolley Billaawshee Naftee berkoowaa Beerkey dhattiisaa Bee oo ki reebtey Geber baarri eh Boor dhaaysi eh Baylli roogdiwaa Lang baal marraaw Ki beegimee mi badbaadiya Hakabi bannaanshee Buurtoo ki taalo Banooda Balintaanni haaytey Baabuur mi raha ay iilli buubee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 8, 2008 Geelle, Che meesha Saakoow ugu dhagsan soo ma aragtid. I think Saakoow is a Afmaay-speaking town in Jubbada Dhexe, so hadduuba Saakoow maqlay, I am sure in uu yaqaano a bit Afmaay here and there. About Diinsoor being meesha Afmaay ugu asalisan loogu hadlo, hmm. Koley ma'ogi, waa laga yaabaa, laakiin uma maleeyi maadaama soo xigto dhanka Shabeellada Hoose. Maayga Shabeellada Hoose iyo Jubbooyinka loogu hadlo wuuka qafiifsanyahay kan in the interior loogu hadlo. Prince, Afmaay has as many lahjado as Afmaxaatiri, if not more. Nuunka, heestaas inaa Afmaxaatiri u micneysid isku deey. Lan wiin ma booraaw Beengaa ogaadey Ilinteey baroorshee Biyi haan dareertay Kuwaas waa iska sahlanyihiin koley. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 8, 2008 Originally posted by Che -Guevara: Carabka qalooci dadkana indhaha faraha ka gali, and bam, you get the Burco lingo and mannerisms. Luv Af May but for different reasons. Yh I recall you mentioning it in another thread while back. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 8, 2008 Been ma sheegaaw mugoo ani, AfMaayga AfBari aa ka fudud... Almost ka qurxoon... Bisqin, Dabrid, Dhoocil, Mindhicir. Xaa shuun iyo mindhicir kuu geeyay ayeeyoow bisinkee? Dabrid soo ma'aha markii lugaha la dabro, as in qofka lugaha la isaga xiro (mise jalaafo)? What da hell!!! What kinda business are you in to talking about bisqin iyo mindhicir iyo dabrid iyo dhoocil? :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 8, 2008 This is what Ducaysane was talking about. Oh God. Boon hersi: Adeer baan u ahay? Dj girl: ma walaalkaa baa dhalay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 11, 2008 Originally posted by Kool_Kat: Been ma sheegaaw mugoo ani, AfMaayga AfBari aa ka fudud... Almost ka qurxoon... Baayo, waa kugu raacsanahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 11, 2008 ^^ Koolo likes to say shal wii dareeree Widaaw, those lyrics are very hard, si fiican maba u dhuuxin. Quote Share this post Link to post Share on other sites