Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulan ay Xisbiyada Ucid iyo Waddani ku yeesheen Xafiiska Ucid-Hargeisa & wuxu daaraa?

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulan ay Xisbiyada Ucid iyo Waddani ku yeesheen Xafiiska Ucid-Hargeisa & wuxu daaraa?

 cirro.jpg

Hogaanka labada xisbi Mucaarad ee Waddani & Ucid ayaa kulan aan waraabhinta lagu martiqaadin ku yeeshay xarunta xisbiga UCID,Ku darsoo markuu Kulankoodu soo idlaadeyna way ka gaabsadeen inay warbaahinta la hadlaan ama tibaaxo ku saabsan kulankooda bixiyaan.

Kulankooda ayaa wuxu ku soo beegmay xili maalinta Berrito Gudoomiyayaasha labada xisbi mucaarid Kulan ku dhexmari doono Qasriga Madaxtooyada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

 

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this