Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiisad xoogan oo ka taagan magaalada Baardheere

Recommended Posts

Deeq A.   

Xiisad u dhexeysa ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo dhawaan la geeyey Bardheere iyo ciidanka Jubbaland ayaa laga soo warramayaa inay ka taagan tahay degmadaasi.

Xiisada ayaa ka dambeysay, kadib markii laba maamul oo kala taageersan Jubbaland iyo dowladda dhexe siyaabo kala DUWAN loogu magacaabay degmada Baardheere.

Cismaan Nuur Xaaji guddoomiye ku xigeenka G/ Gedo yaa Shabelle uga warbixiyey xiisada, wuxuuna sheegay in wax Jubbaland la yiraahdo aysan ka shaqeyn Baardheere.

Xaaladda ayaa haatan kacsan, iyadoona laga cabsi qabo in dagaal u dhexeeya labada dhinac uu ka qarxo halkaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this