Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuse Biixi oo qaabilay ergayga Qaramada Midoobay

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa (SMN) – Madaxweynaha maamulka Somaliland iyo wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa ku kulmay magaaladda Hargeysa, maanta oo Khamiis ah.

Muuse Biixi Cabdi iyo James Swan waxaa shirka ku wehliyey xubno ka tirsan labadda dhinac oo qodobadii laga hadlay uu quseeyo.

Dhinacyadda ayaa kawada hadlay sidii loo bilaabi lahaa wada-hadalka dowladda Soomaaliya iyo Somaliland oo hakad ku jira.

Ugu dambeyntii, waxay isla soo qaadeen xaaladda guud ahaan ee Somaliland gaar ahaan arrimaha mashaariicda UN-ka ka wado halkaas, deeqaha caalamka iyo arrimaha doorashooyinka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this