Saalax Posted January 6, 2020 Led by Kornayl Cabdi Cali Guuleed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted January 6, 2020 Saalaxo is in search for a new Daddy. 1 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 7, 2020 Villa soomaliya lacag badanaa Markay dhali waydo bay tidhaahdaa shaatiga farmaajo ha lay ursiiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 8, 2020 Dr odweyne Famaajo iskuma diro beelo soomaaliyeed saaxiib, arimahan waa arin jufooyin hoose oo snm u gaar ah, odayaal dhaqameedkaa laga rabaa inay mujaahidka qanciyaan. Tan Dpworld waa masuuliyad saaran in dalkiisa aan raqiis lagu boobin iyo xaqul qalin. Waana mid ka mid ah sumacadii soomaaliya lahaan jirtay oo dib usoo noqotay. Ogowna waxaa jira aayad quraana oo oranaysa, waxaa jira waxaad shar moodayso oo khayr kuugu jiro, iyo waxaad khayr moodayso oo shar kuu ah. Waxaan hubaa hadii laydin aqoonsan lahaa inaad si fudud aad ceel aadnan kasoo bixi karin ugu dhici lahaaydeen anigoo ka cabir qaadanaya aqoonyahanada ku doodaya farmaajo yaa na cuna qabateeyay. Biixi dalka soomaaliya masuul kama aha walaal, waa farmaajo qofka masuulka ka ah sharuucda dawliga ah. Waxba ma qaban karto dpworld hadaysan haysan damaanad dawladeed oo sax ah, fadhi ku dirirka faraha badan iska daa ninyahow xaqiiqda mar un u dhawaw. Quote Share this post Link to post Share on other sites