Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubaland oo digniin u dirtay ganacsatadda

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (SMN) – Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa wareegto ay soo saartay waxay ilaha dhaqaalaha iyo ganacsatada Soomaaliyeed ku fartay in degaanada Jubbaland aan la keeni karin badeecadaha waqtigoodu dhacay islamarkaana isticmaalkooda ay ka dhalanayaan xanuuno kala duwan.

Hoos ka akhriso qoraalka

No photo description available.

No photo description available.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this