Deeq A. Posted January 5, 2020 Kismaayo (SMN) – Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa wareegto ay soo saartay waxay ilaha dhaqaalaha iyo ganacsatada Soomaaliyeed ku fartay in degaanada Jubbaland aan la keeni karin badeecadaha waqtigoodu dhacay islamarkaana isticmaalkooda ay ka dhalanayaan xanuuno kala duwan. Hoos ka akhriso qoraalka View the full article Share this post Link to post Share on other sites