Sign in to follow this  
Deeq A.

“Odayga Dalkana Waxaan Leeyahay Qoladu Waxba Ma Tarto…” Kornayl Caarre Oo Xukuumadda Ku Wareejiyay Ciidankiisa Iyo hubkoodii.

Recommended Posts

Deeq A.   

Kornayl Siciid Cawil Caarre, oo xidhan dharka madax-dhaqameedka ayaa maanta guddida dhexdhexaadinaysay Jabhaddiisa iyo xukuumadda ku wareejiyay ciidankiisa iyo hubkoodii. Buurta Daallo, ayaa lagu qabtay munaasabadda uu ku wareejinayay ciidamada. Caarre, ayaa isaga loo badinayaa in uu dalka ka bixi doono si uu cafis u soo dalbado. Arrintan soo afjarkeeda waxa kaalin weyn ka gaystay Odayaasha dhaqanka ee Beesha uu ka soo jeedo Kornayl Caarre. , halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this