Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada labada aqal oo kulan ku leh Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada labada aqal ee BFS ayaa lagu wadaa in maanta kulan wadajir ah ku yeeshaabn magaalada Muqdisho.

Kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxa ay xildhibaanadu aqrintii u dambeysay ku marin doonaan miisaaniyadda dowladda ee 2020-ka.

Labada aqal ayaa la filayaa inay si wadajir ah u ansixiyaan miisaaniyaddaan oo loo sii gudbin doono madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/laaahi Maxamed (Farmaajo).

Muddooyinkii dambe xildhibaanada labada aqal oo ku jira Kalfadhigooda 6-aad ayaa dardar galinayey howlaha shaqo ee horyaallo, gaar ahaan meel marinta sharciyo muhiim ah

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this