Deeq A. Posted December 30, 2019 Guddiga gurmadka Qaranka ayaa xaqiijiyay in 24 ruux oo la weysanaa 12 ka mid ah la helay,5 ruux oo dhimasho ah,ruux dhaawac ah iyo 6 ruux oo caafimaad qaba. Waxaanna bilawday sida gudiga ay sheegeen wajiga labaad ee howlaha loogu gurmanayo shacbkii ay waxyeelada ka soo gaartay weerarkii Ex kontorol Afgooye, islamarkaana ay shegeen in dalka Qadar loo qaadayo dhaawacyo kale si halkaas logu soo daaweeyo. View the full article Share this post Link to post Share on other sites