Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga gurmadka oo xaqiijiyey in la helay 12 qof

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga gurmadka Qaranka ayaa xaqiijiyay in 24 ruux oo la weysanaa 12 ka mid ah la helay,5 ruux oo dhimasho ah,ruux dhaawac ah iyo 6 ruux oo caafimaad qaba.

Waxaanna bilawday sida gudiga ay sheegeen  wajiga labaad ee howlaha loogu gurmanayo shacbkii ay waxyeelada ka soo gaartay weerarkii Ex kontorol Afgooye, islamarkaana ay shegeen in  dalka Qadar loo qaadayo dhaawacyo kale si halkaas logu soo daaweeyo.

vlcsnap-2019-12-30-12h10m21s176-300x188. vlcsnap-2019-12-30-12h10m25s712-300x188.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this