Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 29, 2019 2 hours ago, Saalax said: Waa ayaandarro weyn suntii xumeyd lagu talaalaaye tan iyo intuu dhashay ka dhex hadleyso. Marka waxaa dhaho ma aqaan ka ahayn Rabi ha caafimaad siiyo. Hadduu ogaan lahaa asagoo saas u quuqleynaayo nafta ka bixi kartaa. 1 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted December 29, 2019 Mohamed BK Maxay tahay sababta Al-Shabaab u sheegan weyday qaraxyada dadka badan ku xuqaan ? | Jowhar Doqonkii Mohamed BK ahaa oo xalay xaflad London hadalka ka yiri Wuxuu isku xiray qaraxyada xamar iyo ictiraaf la aanta Somaliland taasi shaki galjnaysa inay Somaliland la shaqeyso alshabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 29, 2019 54 minutes ago, cadnaan1 said: Mohamed BK Maxay tahay sababta Al-Shabaab u sheegan weyday qaraxyada dadka badan ku xuqaan ? | Jowhar Doqonkii Mohamed BK ahaa oo xalay xaflad London hadalka ka yiri Wuxuu isku xiray qaraxyada xamar iyo ictiraaf la aanta Somaliland taasi shaki galjnaysa inay Somaliland la shaqeyso alshabaab. Eeygaan waa in lagu dacweeyaa dowladda Ingiriiska. Meesha baasaboor iyo aqoonsi Soomaaliyeed ku joogaa. Safaaradda Soomaaliya ee Ingiriiska ku taalana haka ceshato baasaboorka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 29, 2019 1 minute ago, Barwaaqo said: So he equates Sland with his clan only. I guess one more reason for Northern Unionists to stay with their fellow Somalis Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted December 29, 2019 Moqdhshoow I maqal: Cudurka kaa gala fadhaha Hadii laga gubo dameer dawadda lama gaadhayo’ waa maahmaah Somaliyeed. Dawadda kama helaysaan BK hadal hayntiisa iyo hadal uu yidhi. Dawadda saxda ahi waa idinkoo ka raadiya dhexdiinna. Moqdishoow gumaadka la idinku hayo yaan lagu qarin ama la idinku maaweelim fanaan baa hadal yidhi. Moqdishoow maaweeladda caruurta yaan laydinKu seexin. Moqdishooy, reer Somaliland waa Soomaali muslin ah oo idiin damqanaya, nacayb idiinma hayno.. Moqdishooy Madaxdii qarankayaga ayaa ka jawaabtay dareenkii shacabkayaga oo tacsida idiin soo dirtay. . Moqdishoow halka dawadiinnu ku jirto raadiya si aad u caafimaadaan. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 29, 2019 Walaasheena Naciimo ayaa jawaab wacan siisay eeyga Bakeeriga madaxa weyn marqaanlaha ah. 1 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted December 29, 2019 Mashiiinkii cadawga Muqdisho ayaa shaqaynaya! Yaan fanaan lagu meeraysan oo lagu qarin dhiiga reer Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted December 29, 2019 6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Waa ayaandarro weyn suntii xumeyd lagu talaalaaye tan iyo intuu dhashay ka dhex hadleyso. Marka waxaa dhaho ma aqaan ka ahayn Rabi ha caafimaad siiyo. Hadduu ogaan lahaa asagoo saas u quuqleynaayo nafta ka bixi kartaa. Amiin, Wa la yaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites