Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Mursal oo dhaawacyo ku booqday Erdogaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal sheekh Cabdiraxmaan ayaa xalay isbitaalada ku booqday dhaawacyada dadkii dhibaatadu ka soo gaartay qaraxii maanta ka dhacay Ex control Afgooye

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ay la socdeen xubno katirsan xildhibaannada golaha shacabka iyo wasiirro ayaa mid mid u booqday dhaawacyada ku jira Isbitaalka Erdogaan Ex Digfeer ee magaalada Muqdisho.

Wuxuu guddoomiyuhu alle uga baryay in uu bogsiiyo dadka dhaawacyada qaba,isagoona ka tacsiyadeeyey dadkii shacabka ahaa ee ku dhintay qaraxaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Faat-Joy-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this