nuune Posted September 17, 2010 safarka dheer ayaad ka cabsaneysaa waan ku aqaan, bal mar isku soo mar dhulalkaa, JBna ku sii mar Hargeisa, iyo Jabuuti, Nayroobina ha hilmaamin, dhulkii business xoogan ayaa ka socda ee gacan qabsi hala diyaarsado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted September 17, 2010 ^^war maxram ii raadi ha i wehel yeeshee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 17, 2010 Halkanaan mid kaa raacine kaalay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 17, 2010 ^ usheeg JB, markuu Hargeisa kugu soo maro tunka u saar mid xiiran, Xiin, uma baahnid mahram, kolkaad yurub transitka ku soo mareysid ayaad guutooyin wada gaduudan wadankii u sii socda is weheshaneysaan, marka safarka la wada yahay bey dadku is jecelyihiin, waliba yaaba heli kara dayuurada idinkoo isla saaran inaad qabbiltu is dhahdaan, anaa xaadir u ahaa mid weylakum oo waalan baan diyaarad isla soo raacney London baan ka wada baxney oon addis u sii soconey, waa mar dhaw, summerkii hada dhamaadey, gabdha badana meesha waanu ku aragney oo nagu soo shamuugey, oo na weheshadey, balse kan saaxiibkey ahaa waa mid dhogortu casaatey oo bastiis ahaa, mid buu calaayata xaal kaga dhameeyey diyaaradoon addis ka dagin inuu dhaxda ku meheriyo oo habeenka ugu horreeyaba ay aqal galkoodu noqdaan 2am bey diyaaradu tageysaa addis, horeyna hoteelkaaga unbaad raadsan, tii kuu riix riixi laheed lugaha iyo caajiska aad iska duugi laheedeen waa inaad dhaxda ku soo hubsataa, sxbkey waxaan dhahay diyaarada dhaxdeeda aan kuugu meherino gabadha, markaasuu soo boodey yiri laba saac oo jimicsi ayaan Beirut ku galeenaa transit, Beirut ayaan transit gaaban ku galney wax laba saac ka yar, ugu yaraan 18 soomaali ah waanu nahay, dhowr wadaad baa nagu jiro walaw gabdhaha ay naga badnaayeen, aniga sxbkey ima aaminin ee wadaadadii kale buu mid yiri kaalay Qabiltu ii akhri, ugu dhufey, meherkii dhac, khalaas, markan oo kale la isma weydiiyo xaas ma leedahay iyo waxaas, marka ha walwalin niyahow Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted September 17, 2010 lool@la isma weydiiyo xaas ma leedahay iyo waxaas sheekada Beirut aad baan uga helay, adduunku sidii pass port ajaanib ah loo qaatay waa iska sahlanaaday, umuuro rag waaweyn baad ka sheekeynaysaa saaxiib , damaanad baan u baahanay in waxayga laysku kay saarayyo hawlo waaweyn baan u socdaa markani tani inay waqti badan iga qaadato ma rabo, banoonigu adi iyo jacayl xaggiinu yaala Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted September 17, 2010 woow Garowe waay duushey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaroweGal Posted September 17, 2010 wOW, my city put it down yeah! The future is indeed bright for Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 17, 2010 Originally posted by Ismahaan: woow Garowe waay duushey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 18, 2010 Wonderful Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 18, 2010 Originally posted by nuune: anaa xaadir u ahaa mid weylakum oo waalan baan diyaarad isla soo raacney London baan ka wada baxney oon addis u sii soconey, waa mar dhaw, summerkii hada dhamaadey, gabdha badana meesha waanu ku aragney oo nagu soo shamuugey, oo na weheshadey, balse kan saaxiibkey ahaa waa mid dhogortu casaatey oo bastiis ahaa, mid buu calaayata xaal kaga dhameeyey diyaaradoon addis ka dagin inuu dhaxda ku meheriyo oo habeenka ugu horreeyaba ay aqal galkoodu noqdaan 2am bey diyaaradu tageysaa addis, horeyna hoteelkaaga unbaad raadsan, tii kuu riix riixi laheed lugaha iyo caajiska aad iska duugi laheedeen waa inaad dhaxda ku soo hubsataa, sxbkey waxaan dhahay diyaarada dhaxdeeda aan kuugu meherino gabadha, markaasuu soo boodey yiri laba saac oo jimicsi ayaan Beirut ku galeenaa transit, Beirut ayaan transit gaaban ku galney wax laba saac ka yar, ugu yaraan 18 soomaali ah waanu nahay, dhowr wadaad baa nagu jiro walaw gabdhaha ay naga badnaayeen, aniga sxbkey ima aaminin ee wadaadadii kale buu mid yiri kaalay Qabiltu ii akhri, ugu dhufey, meherkii dhac, khalaas, markan oo kale la isma weydiiyo xaas ma leedahay iyo waxaas, marka ha walwalin niyahow Jacburkii Nuunka oo taxanaha ahaa. As always interesting. Cunigii ku dhasho guurkaan haloo bixiyo Dhoofkudhalad. Quote Share this post Link to post Share on other sites