Deeq A. Posted December 24, 2019 (SLT-Hargeysa)-Wafti ballaadhan oo ay hoggaaminayso madaxweyne ku-xigeenka dawlad deegaanka Oromadda Itoobiya ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted December 27, 2019 They are at home given that Hargeisa and Berbera are by now a majority Oromo cities. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted December 27, 2019 Tallaabo, Everyone in the world has migration issues, small or big. The Oromo have given up on Djibouti and Kismayu and most likely Puntland would not be their choice, if they can avoid it. The way to Kenya goes through Somalis and half Somalis who change alliances all the time. Somaliland should treat them well and the road might get built. The road should be great benefit to Kililka as well. Abiy is looking for something to bribe the Oromo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 28, 2019 Sidii loo doortay Dr. Biixi, cagjar iyo islaan oromo ah cidaan ahayn ma qaabilin, waana tan keentay inuu qofkii hadlaba xidho. Farmaajo wuxuu ka dagaalamay in dalka faragelinta laga yareeyo ugu yaraan, laakiin taas badelkeeda waxay snm ku abuurtay jacaylkii oromada iyo amxaarada oo kusii siyaaday. Soo dhawaynta habartaa oromadaa macno wayn bay ugu fadhidaa, qaranka iyo aqoonsiga labadaba, sida ay isleeyihiin Balse gabadhu, dadkeeda beermaya oo qaxwaha u shubaya muqayiliinta, bay ilaashanaysaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 28, 2019 Adigu miyanay ahayn inad ku mashquushid adeerka farmaajo sidu wax ukharibay qaraxyadu ku batten xamar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted December 28, 2019 2 hours ago, Xaaji Xunjuf said: Adigu miyanay ahayn inad ku mashquushid adeerka farmaajo sidu wax ukharibay qaraxyadu ku batten xamar. Meel walba waa in lagu mashquulaa dalka waa wada leenahay ilaa iyo iminka lama kala bixin. Wax qabadka farmaajo iyo qaraxyadu waa labo mashruuc oo aan shaqo isku lahayn. Ina godane hargaysuu ku dhashay jubada dhexena waa ku dhintay, walaal, ilaa iyo hada wax si fiican noogu fasira waan la'nahay. Mowduuco kaas ma'ahan xaaji, sodon sano ka dib, hadafku ma habar un, in la qaabiluu ahaa, hadii tii ingiriiska la waayay? Teeda kale af soomaaligaagu wuu soo yara fiicnanayaa (ku bateen dheh ) (ku batten ma'ahan) Quote Share this post Link to post Share on other sites