Deeq A. Posted December 22, 2019 Guddoomiyaha golaha shacabka, Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa xalay ka jeediyey munaasabad lagu xusayey aas aaska ciidanka Booliska oo ay ka qeyb galeen madaxda ugu sarreysa dalka ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Mursal ayaa sheegay inay muhiimad gaar ah leedahay wada shaqeynta ciidamada Booliska iyo shacabka, si looga hortago falalka liddiga ku ah nabad-gelyada. Halkan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Cod-cabdiqani.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites