Maaddeey Posted March 20, 2010 Madaxa Shirkadda D/Shiil A/Rashid Mohamed Saeed Bangiga Dahab-Shiil Sharikadda xawaaladda ee Dahab-shiil ayaa maanta bangi ka furatay magaalada Djibouti ee waddanka Djibouti halkaas oo lagu qabtay xaflad ballaaran. Munaasabadda xafladda furitaanka bangiga Dahab-shiil waxaa goob joog ka ahaa madaxda ugu sareysa waddanka Djibouti, Madaxweynaha Ismaaciil Cumar Geelle iyo Marwadiisa Khadra Maxamuud Xeyd, Ra'iisul Wasaaraha Dileita Maxamed Dileita, Guddoomiyaha baarlamaanka Djibouti Idris A. Ali, Guddoomiyaha bangiga dhexe Jaamac Maxamuud Xeyd iyo marti sharaf kale Madaxa shirkadda Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Saciid, oo Djibouti jooga oo BBC uga waramayay furitaanka bangiga ayaa sheegay in bangigoodu yahay mid caalami ah oo Islaami ah. Bangigan cusub ayuu sheegay madaxa shirkadda in uu u adeegi doono dadka Soomaaliyeed iyo ganacsatada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted March 20, 2010 Lagu gartey. Maaddeey waa reer Awdal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 20, 2010 ^Reer Reer beyba kaaga dhegtayee, Lafahaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted March 21, 2010 Originally posted by Maaddeey: ^Reer Reer beyba kaaga dhegtayee, Lafahaa? Lafaheey wey taxan yihiin It's not that, I am just trying to figure out where you come from that's all Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted March 22, 2010 Haatu: Maadey is skinny folk like you; maxaa ka rabtaa ninka? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted March 23, 2010 ^ Skinny where do you get that from? Besides, isjilci, ninka waan la kaftamaayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted March 23, 2010 lol@is jilci. Oh my fault I thought you were familiar with the term 'skinny'. It's somewhat derogatory or a label used against somalis. It was coined by the U.S forces in Somalia in '93. Markaa as NFD fella I could imagine why you were dumbfounded. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted March 23, 2010 ^oh bal saas i dheh Skinny I am then Quote Share this post Link to post Share on other sites