Sign in to follow this  
Deeq A.

Jadwalka Doorashada Galmudug oo la shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga Farsamada ee maamul u dhisidda Galmudug ayaa soo saaray jadwalka cusub ee dhismaha iyo doorashada maamulka iyadoo jadwalkii hore uu suurtogal noqon waayay.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in doorashada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug ay dhici doonto 9ka bisha Janaayo ee sanadka soo socda ee 2020ka.

Jadwalkan ayaa lagu sheegay in 19-ka ilaa 23-ka December la xaqiijin doono odayaasha dhaqanka iyo xalinta khilaafyada, iyada oo xulista xidlhibaanada ay socon doonto 24-ka ilaa 30-ka December.

Hoos ka akhriso jadwalka

Jadwal-686x1024-1.jpeg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Jadwalka Doorashada Galmudug oo la shaaciyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this