Sign in to follow this  
Abtigiis

Hygiene and the Wedding Night

Recommended Posts

I'll decide whether it's vulgar or not...PM it to me waryaa...I wasted my time reading 3 pages.

 

P.S. BTW that is an order.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The bride really liked the man, and has gone to a saloon early in the morning. Xinne, hairwork and all other formalities were completed.

Mhmmm..Hes getting married to her and she really only likes him?

 

Call me pedantriac by nature,but doesnt that dent the credibility of the sheeko? anyone? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

Tixdan waa Xaal iyo Xurmeyn ku socota IBTISAAM!

 

Ibtisaam waa Xabadkayga

Marna waa Xirsigayga

Kolkuu Xaalku xumaado

Iyadaan u xigtaayoo

Xaqqa sheeg ku idhaa

 

Ee haday Xaajo Xumaatay

Oo Xaalxaal meel iga tuuray

Ha xajiimoonin walaaloo

Xiinku yuun ku fogayne

Intaad Xaajada eegto

Xumihiina Xassayso

Xagga aad iga joogto

Xantu yayna ka yeedhin

 

Haddaan manta Xummaaday

Barri baan Xarragoonee

Ku xisaabtan midaaso

Xishoodayka ku diirso

Koley wuu ku hadhayne

Xuruuftaa meesha ku taala

Xurmayn iiga gudoon

 

Xiin: Wa kaas gabaygiiye qaado arrintu way xun tahaye xal keen.

This is by far the crest of your literary genius. Notwithstanding the one solitary line I marked, your poem meets all the suugaan rules. No Deel-qaf.

 

The conclusion could not be more appropriately put;

 

Xuruuftaa meesha ku taala

Xurmayn iiga gudoon a. And the a is mine :D

 

And in the spirit of somali brotherhood, I urge good Ibtisam to accept it.

 

War ninka ha laga haro...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

I am just liking how A&T gets the best couriusity out of pple... Even left me wondiring is this, a story, a puzzle, an ancient myth, a paradox, a pattern or just A&T partly alive brain cells striving to crack one heck of uncatched joke...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Thanks Xiin and Nepthys.

Faarax Brawn: that line is added to give you a point. It wasn't an arranged marriage and the two lovers agreed on their own. So, that rules out any surprises. Macna ninkan saa ma moodayn thing.

 

To All Solers

We all is done and busted and your couriosity is satisfied, it is me who will leave the consequences. Sheegta hadda aad leedihiin ima wadayso. But, in respect to all people who must know what happened, I offer this deal. You vote for one person who will get it from me, and then give feedback to Solers. He can decide the language to describe the 'indescribable'. I propose Xiin or Baashi or Nephthys. You choose and let me know.

 

Nepythys, adigu tol ma tihid. Intaad tidhi car baa waa cidda kula hadasha yaad hadana kolkay igu bilaabatay waxba ii qaban wayday.

 

Ibtisam must have grown in meel dadku dhagax faraqa ku wato oo shiidka hadhka la iskaga dhigo. Notwithstanding, I have high respect for her and she must agree give the green light to the selected individual before he breaks the last lines.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Baashe loolz, armaad iga deysid sxboow, waxaan ka baqayaa in olole tarxiila la igu qaado haddii aan wax yar ka iraahdo wax allaala wixii ka dhici kara mundulkaas yaree nabsigu haleelay.

 

 

Sheekada uu AT&T keenay meeshan waa laba marxaladood mid soo martey, marxalad waa wixii habeenka arooska dhacay ee dhax marey labada qof ee isku cusub, lagdintii iyo qalaama-rogadkii dhacayey iyo indho caseyskii, taas waa mid, tuna waa marxaladii ay subaxdii ku waabariisteen taa soo ah xaalad cakiran oo wareersan, maxaa keenay oo sabab u ah!

 

marka xaalada wareersan iyo iney gabadha ninka kab u soo qaadato ma mid bilaabataybaa goortuu waaga baryey ee la kala dhargey habeenkii, mise waa mid bilaabatay intii la isku kor dhididayey ee urugta iyo gurxanku yeerayey.

 

Sheekada labadaas marxaladood ayaan u kala qaadey, marxalad kastana waxyaala badan bey ku oran kartaa ninka oo ka xanaajiyey, bal adiguba garo smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Nuune

Good question. isku dhidid la islama gaadhinba. Waa la casheeyay, si fiican baa loo kaftamay, and the bombshell happened as they barely begun playing. After that man divorced the girl, she can swear she hasn't slept with a man. Micnaha la ima taaban waligay haday tidhaa waa runteed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

You have no idea what can happen before dhidid and the things you talk about. The other side of the story is how I came to know about it.

 

Me, Ina gadhyare and this youngman from reerihii were dinning in this restuarant in Diredawa. And the discussion turned to " war maad gabadh reer Diri dhabe ah meeshan intaad iskaga guursatid aad halkan iska dagtid". Iyo, Ina-gadhayre oo la soo booday war maxaad u waalaysaa wiilka. I was the one who was suggesting the boy to marry. And then he followed it up, adeer dadkan isku dhaqan ma nihin'e yuuna ku waalin. Orod oo reerihii ka soo kaxayso. I argued against that, saying he is discriminatory. It was at that point that he told us the story; in part to intimidate the boy. I found it funny and weired.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Sxb, waxyaala badan baad dirdhaba ka xasuusataa, anigu in kastoon dirdhaba arkey laba jeer oon fasax ku tagey, laakin dadka halkaasi daggan innaba caadi ma ahan,

 

markii iigu darneyd waxay aheyd mar ay qorraxdu godka sii galeesay ayaa nin naag tunta saartey indhaha saarey, markaan weydiiyey dadkii i ag joogey baa waxaa la igu yiri ninkan naagtiisa galab kastuu soo dheelmanayo dhabark ayuu soo saartaa, wey caafimaad qabtaa waxba ma ka maqna, markaas baa la igu yiri aad iyo aad buu u jecelyahay naagtiisa umana ogola iney lugeeso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Taas anigu ma arag; laakiin I don't think it is to do with love. Waxaa laga yaaba inuu Abu-musbaar ku tagay oo uu aad u mirqaansanaa. Mirqaan sheekadii hadaan bilawno, SOL inaguma fillee la soco.

 

By the way, where the story occured is not in Mundul. Diredabe is a big city; and the aroos was well-organised. What do you think between central Diredabe and Muqdisho, midkee qurux badan Nuune! Now, it has changed a lot better of course. It is certainly a higher class to Hargeisa,I know.

 

NUUNE

 

PM iisoo ***. anigu ma diri aqaane. urgent.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Sxb, markii iigu danbeesay dirdhaba waxey aheyd sanadii hore, Jaziira iyo Lagaharre area ayaa aad iyo aad u dhisantey, khaasatan Jazeera, hoteelada ku yaala ee caalamiga ah iyo guryaha ma maleen kartid mana ku arag Hargeisoon ayadna tagay mar aan fogeyn.

 

 

Waa runtaa, Dabamusbaarka meesha laga cuno iyo Dhajjiska waa mid ummadii waalay daba iyo dacalba u rogey.

 

Laakin ninkaas aan kuu sheegay waa galab kastaa waxa uu tunta saaranyahay naagtiisa, marka dabamusbaar ka weyn xaajadu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this