Deeq A. Posted December 17, 2019 Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta shaaciyey shuruudaha iyo habraaca loo marayo diiwangelinta ururada siyaasadda ee maamulkaasi. Warqad ka soo baxday guddiga ayaa sidoo kale lagu sheegay in is-diiwangelintu ay socon doonto muddo saddex bilood ah. Halkan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites