BOB Posted November 6, 2009 Chocolate & Honey...here it's my sister. 1958kii ayaa magaalada Hargeysa waxaa soo booqday nin Ingiriis ah oo la odhan jiray "Duke of Gloucester". Abwaanadii wadanka ayaa loo yeedhay oo laga codsaday in ay soo dhaweeyaan sarkaalkaa Ingiriiska ah. Hal abuurka, Maxamed Ismaaciil Baasarce "Balaayo-Cas" ama loo yaqaan "Barkhad Cas" isagoo diidan in ninkaas la soo dhaweeyo, sheegayana xumaanta uu Gumaysigu leeyahay , wuxuu yidhi: AWOWGAY NINKII INDHAHA TIRAy NINKII AABAHAY ADOONSADAY NINKII ANIGANA I IIBSADAY NINKII IFKA IGU ADOONSADAY ITAAL LI'I BAA ISHAA I BIDEE HADAAN OGOHOONAN KA AARSAN KARAYN HADAANAN AADANOOW UNUUNKA JARAYN NINKAA ARAGIISA UURKAAN KA NECBEE AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA. ISAGOO ENGLAND JOOGA BUU I DILOO USHUU SOO FIDIYAA I IIMAYSOO WAA TAARAMIDU OOFA TIRTEE ASAAG LI'I BAA ISHAA I BIDEE NINKAA ARAGIISA UURKAAN KA NECBEE AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA. ARLADII KA SAMROO ADUUN MA HAYEE HADII LA ILAASHAY AFKAYGII HADAANAN IKHTIYAAR AQOONTAY HADLAYN HADAANAN ERAY QUDHA SHIRKAAS ODHANAYN NINKAA ARAGIISA UURKAAN KA NECBEE AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA. WIXII ARINEEN ILAAHAY JECLAYN AAYAADKA QUR'AAN WADA ARAGTOO UDGOONE INA YIDHI INDHAHA KA QARSHEE NINKAA ARAGIISA UURKAAN KA NECBEE AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA. UGAADHA NINKII DHAQEE URURSHAA RUUXII EEGAYAA ADDUUN KA BAXSHEE RAGIINII OGAA HORUU U ARKEE NINKII OORIDIISA U GEYNAAYOOW IN KEEG IYO SHAAL AYUU KU ARKINE IIMOOWDEE AXANKAAGA WAYNEE. AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA. LIBAAXA ANNAYIYO ABAARSO KA CIYEY ABUURIIN LO'DA JOOGTA BAA URISOO OODAY JABISAA INTAY KA DHACDOO AMSAXUU KA GURAA IDAYLKEED WAKAA INGIRIISKII IIDA HAYEE IDINA U DABAALDEGOO ADHIYOHOW ORDAYOO MAGACANA KA IIBSADA. AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA. The simple reason why this gabay happens to be my ultimate Somali poem is that it shows how far we've fallen from grace in the 51 years since after this gabay was first recited and it also shows how brave, loyal, dignified and honourable most of our poets were and compare that to the present clowns who for a mere $100 will mention a lowlife warlord in the same breath with our fallen heroes and forefathers and lastly compare Soomaalidii hore rag iyo dumarba to the the sort of 'men' we've left with today who keep on whoring us to the lowest bidder...it hurts, it really does...doesn't it? PS. C&H...You're Welcome. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
hodman Posted November 6, 2009 simply outstanding especially this line resonates with me when thinking about the current situation of our ppl HADAAN OGOHOONAN KA AARSAN KARAYN Quote Share this post Link to post Share on other sites