nuune Posted July 28, 2008 ^^^ Alaabtii Diana ku so qubeeso baa lagu yiri Haneefah. is caddee Haneefah, kumee, AT&T Fiiq iyo Dhanaan buu geela ku raaci jirey inuu meelahaas kugu arkey baa laga yaabaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted July 28, 2008 Nin xaaskiisa ragga kale uga sheekeeya waa DAYUUS fowqal DAYUUS...Full Stop. Xaaskaan soo kala tuuri kulahaa...now you know why Somalia is in the kind of state that it finds itself in today...because waxaa meesha isugu soo wada Dameer, Daba-Dhlif, Daanyeer iyo Dayuus intaas ayuu raggii Soomaaliyeed ukala baxay. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
-Lily- Posted July 28, 2008 I’m very confused... what if you are on the light skinned side and some of your veins are transparent, does that mean you’re a harlot? :eek: Please tell me I misunderstood something somewhere? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted July 28, 2008 LOOOL@Dayuus, kelimadaa ma maqlin in a long time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Oz Posted July 28, 2008 Bob relax man ! If you find it disturbing disregard this topic. The BOB I and other Nomads know is not judgemental. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted July 28, 2008 Xidigo I mean tell me who you are? I feel we are from the same village. I know you are not serious about the Is-cadde business, in its other sense. But, I feel today dagaal baad diyaar utahee, Let me give you a tip. Under the post 'I am lookinf for wife', a newbie with the name Canjeex is calling all you girls here 'something bad'. Check out. Oo intaad dhiig iska baadhid, runta u sheeg isagiyoo aabihiiba. Muxuu is mooday? Nuune; Adeer Haneefah won't miss what I wanted to say. Hadaad gabadha ka heshay anaa adeer u ah ee ama si haboon noo soo waydiiso, ama dee iyadaba toos ula xidhiidhi. Maxaad miskiinkaygan iskaga xoqi! BOB Waa runtaa! Waa dayuus. That is definitely a reaction I expected, and the moral the messgae should convey. Meel kale ayaa loola kacay sheekadiiba, thanks to the confused JB. Malika ugaaso, good day! As usual, nice to see somthing potentially good in me. Mahadsanid for the defence! I know I can rely on you. And afterall, with heavyweights like you on my back, do you think the feeble JB will ever stop me? Lilly; You are not! The man was confused. Casaankana dee nagama casidee, anaguba green baa gacmaha nagaga yaal. I was referring to misconceptions by some people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted July 28, 2008 Originally posted by Oz: Bob relax man ! If you find it disturbing disregard this topic. War ninyahow maanta Qoraxda ayaa aad ukulul oo waad iska ogtahay Africa iyo Qorax kuleelkeeda biyihiina waa naga goosteen marka waad iska garan kartaa reactionka qof oon iyo qorax ay kuwada goobteen...anigoo SOL hoos kasoo raadiyey ayaa sheekadan indhaha ku dhuftay... Ausdharaaliya sidee lagu ahaa? wax roobab ah xaggiina maka jireen...taloow amaan halkaas xoolaha usoo wareejiyaa? maandhow imisa casheey igu qaadaneysaa Africa iyo Ausdharaaliya hadaan is iraahdo ukala soco? :cool: Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted July 28, 2008 A&T, am starting to like your praises of me,hence my over extended support toward you and your post..Keep em coming me say.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted July 28, 2008 ^ @ Malika Oz The Bob I know is every bit judgemental and opinionated, but with good sense. His judgements are usually right, I agree. Laakiin, ha odhan he is not judgementa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Oz Posted July 28, 2008 Originally posted by *BOB: quote:Originally posted by Oz: Bob relax man ! If you find it disturbing disregard this topic. War ninyahow maanta Qoraxda ayaa aad ukulul oo waad iska ogtahay Africa iyo Qorax kuleelkeeda biyihiina waa naga goosteen marka waad iska garan kartaa reactionka qof oon iyo qorax ay kuwada goobteen...anigoo SOL hoos kasoo raadiyey ayaa sheekadan indhaha ku dhuftay... Ausdharaaliya sidee lagu ahaa? wax roobab ah xaggiina maka jireen...taloow amaan halkaas xoolaha usoo wareejiyaa? maandhow imisa casheey igu qaadaneysaa Africa iyo Ausdharaaliya hadaan is iraahdo ukala soco? :cool: Peace, Love & Unity. Loooool BOB I know the topic is misleading. Sxb Its winter here, its been raining for the past few months, as I type this, its pouring outside. We have so many Souf Africana's around. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted July 28, 2008 Originally posted by Abtigiis & Tsunami: BOB Waa runtaa! Waa dayuus. That is definitely a reaction I expected, and the moral the messgae should convey. Meel kale ayaa loola kacay sheekadiiba, thanks to the confused JB. War Ninyahow horta waxaad tahay nin raggeedii ah oo sheeko badan kow dheh laakiin dhibaatada meesha ka jirtaa waxey tahay waxaa kobtan isugu wada yimi dad markaad geel uheesto injir uheesa ninkan C.I.D ee Jaceylbaro la yiraahdo oo dadka Hargeysa jooga ay qaati billah ka taagan yihiin waa shaqadiisa inuu dadka waalo oo marin habaabiyo...isaga ayaana waxaanoo idil ka masuul ah ee XAAL MARIN ayaad ku leedahay....ee sidaa ula soco. Sida kale xaaladu waa caadi sooma aha...Alxamdulillaah anaga xaggeena wax qalyo ah kama soo yeerin oo waa nabadaayna...Hashii Indho Deero aheyd ayaa beryahaan biyaha diiday oo waxey u xanuunsantahay will deriska ahoo baar qab ah aniguna waxaan ku iri kaas iska hilmaan maadaama uu yahay mid kibir badan...xoolaha intooda kale waa dhaqan yihiin oo waxey cunaan Ilaah uma waayin ee adiga warkaaga keen. Kuwii Iskusoo Fooriya Allah naga dhigo. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted July 28, 2008 My Brother Oz... I know you guys are in winter just like the rest of the Southern Hemisphere including Africa De Sud... Down Under has been the flavour of the month for many white South Africans but these days even the non-whites are joining them because of the crime and their departure is an opportunity for us (immigrants) that we must take advantage of and we are doing it as we speak. I met many sisters from Australia mostly from Melbourne & Perth who came here to get hitched by the brothers and it seems we have established a good relationship between Somalis based in Down Under and those of us here and long may it continue. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted July 28, 2008 Ninkaasi BOB nin xun maa ahee kolkol bay kayar fakataa! Ilaahay unbaan u baryaynaa, otherwise waa la roon yahay Sheikh. De Spiritual father' na noo noqoo nagu du' wixii naga halawsan. Sida kalena waad fiican tahaye, Xeryihii Refugees'ka wali wax war ah? Lugtaad kula jirtaa wali soo ma' aha? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Oz Posted July 28, 2008 My brother BOB; from another mother, Perhaps you are the next brother in South Africa who might be getting hitched to an Australian-Somali, any chance? Australia is the place to be. You should consider joining US. My neighbour is a black South African and he came to Australia this year and is a qualified electrician. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 28, 2008 Balaaya ku kala tuurtay! Quote Share this post Link to post Share on other sites