Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wakiillada Puntland Oo Maanta Xasaanadii Ka Qaaday Guddoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Garoowe)-Golaha Wakiillada ayaa waxaa maanta la hor-keenay mooshin xasaanad ka qaadis oo ay ku saxeexan yihiin 38 Mudane oo ka dhan ah Xildhibaan Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) oo lagu soo eedeeyey in uu ku xadgudbay dastuurka Maamulk Gobolleedka Puntland.

105059621_dhoobo.jpg

Fadhiga oo ay soo xaadireen 40 mudane ayaa waxaa ay cod gacan taag 39 mudane xasaanaddii kaga qaadeen xildhibaan hore Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) halka Guddoomiayaha Golaha Wakiillada Puntland uu ka aamusay.

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa Mooshin xilka kaga qaaday C (Dhoobo Daareed), hayeeshee waxaa uu dhowr jeer ku celceliyay inuu weli yahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this