Sign in to follow this  
Deeq A.

“Waanu Joojinay Wada-shaqayntii Muuse Biixi, Qawlkiisa Iyo Ficilkiisu Isma Laha..” Faysal Cali Waraabe

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madax ugu sarraysa xisbiyadda mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID ayaa maanta kulan xasaasi ku yeeshay Hargeysa.

Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ku gacan-saydhay kulan degdeg ah uu maanta ku baaqay Madaxweynuhu inay isku yimaadaan xisbiyadda mucaaridku iyo Madaxweynuhu, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this