Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Xuska qowmiyadaha Itoobiya oo Addis Ababa lagu xusay+Doorka Somalida

Recommended Posts

Deeq A.   

Sawirro: Xuska qowmiyadaha Itoobiya oo Addis Ababa lagu xusay

Waxaa magaalada Addis Ababa lagu xusay xuska 14aad ee maalinta qowmiyadaha iyo shucuubta dalka Itoobiya.

  • Xuska 14aad ee qowmiyadaha Itoobiya oo Addis Ababa lagu xusayBBC

    Xuska 14aad ee qowmiyadaha Itoobiya oo Addis Ababa lagu xusay

  • Xuska qowmiyadaha Itoobiya waxaa la billaabaya 2006

    Xuska qowmiyadaha Itoobiya waxaa la billaabaya 2006

  • Xuska wuxuu ka dhacay magaadalada Addis Ababa

    Dabbaal dagga xuska waxaa goob joog u ahaa madaxda dalkaasi ugu sarreysa

  • Xuska sanadkan waxaa halku dhig looga dhigay "Axdigeenna Dastuuriga iyo Nabad Waarta".

    Xuska sanadkan waxaa halku dhig looga dhigay “Axdigeenna Dastuuriga iyo Nabad Waarta”.

  • Xuska qowmiyadaha sanadkan waxaa lagu xusay magaalada Addis Ababa

    Xuska qowmiyadaha sanadkan waxaa lagu xusay magaalada Addis Ababa

  • Soomaalidu si gaar ah ayay xuska uga dhex muuqatay

    Qowmiyadda Soomaalida waxay ka mid ahayd qowmiyadaha xuskaasi ka soo qayb galay

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this