Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada Haweenka ah oo codsi oo soo bandhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Xildhibaanadda haweenka ah ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo bandhigay codsi ku aadan sharciga doorashooyinka.

Sahro Cumar Maalin ayaa waxay sheegtay in loo baahan yahay in sharciga lagu caddeeyo qoondada haweenka ee siyaasadda.

Sidoo kale, waxay dalbatay in wax laga bedelo eray bixino qaar oo ay sheegtay in aysan ahayn kuwa munaasab ah.

Hadalkan ayaa wuxuu kusoo aadayaa iyadda oo ay haatan socoto dooda sharciga doorashooyinka oo horyaala Golaha Shacabka.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/KAL.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this