Deeq A. Posted December 6, 2019 Muqdisho (SMN) – Xildhibaanadda haweenka ah ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo bandhigay codsi ku aadan sharciga doorashooyinka. Sahro Cumar Maalin ayaa waxay sheegtay in loo baahan yahay in sharciga lagu caddeeyo qoondada haweenka ee siyaasadda. Sidoo kale, waxay dalbatay in wax laga bedelo eray bixino qaar oo ay sheegtay in aysan ahayn kuwa munaasab ah. Hadalkan ayaa wuxuu kusoo aadayaa iyadda oo ay haatan socoto dooda sharciga doorashooyinka oo horyaala Golaha Shacabka. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/KAL.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites