Sign in to follow this  
Deeq A.

Mursal oo la kulmay guddiga wadahadalka DF iyo S/land

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Waxaa Villa Hargeysa uu kulan ku dhexmaray Guddiga Joogtada Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya iyo Guddiga Dhab U Heshiisinta Dowladda Federalka Soomaliya Iyo Somaliland

Kulanka ayaa waxaa shir guddominaya guddomiyaha Aqalka Hoose, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Sidda laga soo xigtay mas’uuliyiinta kulankaan ayaa waxaa looga hadlayaa sidii loo dardargelin lahaa wadda hadaladda.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddigaan magacaabay, waxaana waajibaadkoodu yahay sidii dib loogu bilaabi lahaa wada hadaladda Soomaaliya iyo Somaliland oo muddo sanado ah hakad ku jira.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this