Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Wadajir: Waxaa jiro xiriir ka dhaxeeyo Fahad Yaasiin iyo Xasan Daahir Aweys

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Xisbiga Wadajir oo uu hoggaamiyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa qoraal uu soo saarey uu ku cambaareeyey hadalkii kasoo yeeray Sheekh Xasan Daahir Aweys oo uu eedeyn ugu jeediyey Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir ayaa waxaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay fursad u siisaye Rag ka tirsan Al-Shabaab inay baneystaan dilka Siyaasiga Cabdiraxmaan cabdi Shakuur.

“Xasan Daahir Aweys waa maxbuus u xiran argagaxisanimo,waxaana ilaaliya oo amankiisa suga Ciidamo katirsan Nabadsugida Soomaaliya mana heli karo fursad uu farriin kusoo diro hadii aysan dowladdu gacan ka siin waxaa kaloo la ogyahay xiriirka xagjirka ah ee ka dhaxeeya Xasan Daahir iyo Fahad Yaasiin Taliyaah NISA.

Halkaan hoose ka akhriso war saxaafadeedka kasoo baxay Wadajir

WADAJIR.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this