Deeq A. Posted December 2, 2019 Xildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray gudaha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Xubanahaan ayaa ka qeyb qaadan doono dhismaha Galmudug oo hadda maraya meel wanaagsan. Sidoo kale waxa ay dhex dhexaadin doonaan Ahlu Sunna Waljamaaca iyo dowladda federaalka oo weli isku haya maamul u sameynta Galmudug. Dhowaan ayaa la filayaa in la qabto doorashada madaxweynaha iyo mida baarlamaanka ee dowlad goboleedka Galmudug. Halkan hoose ka daawo Sawirrada: View the full article Share this post Link to post Share on other sites