Sign in to follow this  
Deeq A.

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Loo Diiday Inay Guddoomiye Doortaan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddida Cusub ee Doorashooyinka Somaliland ayaa laga hor-istaagay inay doortaan Gudoomiye ku meel gaadh ah.

FB_IMG_1575062878492.jpg

Guddigga u kala dab qaadaya Xukuumadda iyo Mucaaraddka ayaa diiday in Guddiga Cusubi Gudoomiye yeeshaan ,

Arintaasi ayuu Guddiga dhex-dhexaadintu u arkeen inay sii hurinayso khilaafka hadda jooga hoose ku socda Ee u dhexeeya Xukuumadda iyo Mucaaraddka .

Guddiga dhex-dhexaadinta ayaa ilaa hadda si wayn loogu amaanay jihada ay wax u wadaan.

Balse Guddiga Cusub Ee Doorashooyinka ayaa Berri ka Tashanaya soo jeedinta Guddiga dhex-dhexaadinta .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this