Deeq A. Posted November 29, 2019 Muqdisho (SMN) – Guddiga Beeraha ee Golaha Shacabka BJFS ayaa kulan Xog-Wareysi ah la qaatay Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka, Soomaaliya Xildhibaan Saciid Xuseen Ciid. Kulanka ayaa looga hadlay Cilmi Baaris la Sheegay in ay Sameesay Jaamacadda Queen’s University ee Ireland oo ay ka Diyaarisay Dalagyada Dalkeena Kasoo Go’a. Guddiga iyo Wasaarada Beeraha ayaana ugu Danbayntii isla gartay, In Baaris Dhab ah, lagu Sameeyo Warbixintaas Been Abuurka ah . Wasiir Ciid oo kulanka kadib la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaadey in lasoo jeediyey in xiriir lala sameeyo maamulka Jaamacadda isla markaana isla xisaabtan dhab ah lagala yeesho been abuurkaas. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Beeraha.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites