Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Gobalka Saaxil Oo La Xidhay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wararka aan ka helayo magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa waxa ay sheegayaan in hadda xabsiga loo taxaabay guddoomiyahii Xisbiga WADDANI ee gobalka Saaxil Sheekh Saleebaan Siciid Cali.

download-3.jpg

Sababta loo xidhay illaa hadda lama oga, balse wararku waxa ay intaa ku darayaan in aan xadhigiisu la xidhiidhin murankii u dhexeeyay Xukuumadda iyo Xisbiga WADDANI

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this