Sign in to follow this  
MZanzi

Adunka waxad ujeclaan laheyd inaan hesho

Recommended Posts

Tuujiye   

Aduunka waxaan ugu jeclahay Hooyadeey........

Waxaana iigu xiga dadkeyga (somali iyo muslim oodhan)......

waxaana iigu sii xiga caafimaad keyga.....

 

Ilaahoow amuurteyna noo yeel.............

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxaan jeclaan lahaay inaan sunnada nabiga scw qabsado

waxaan jeclaan lahaay inaan masaajid dhiso

waxaan jeclaan lahaay inaan arko palestine oo ka xurrowda gacanta yahuuda

waxaan jeclaan lahaay in wadanada muslimiinta iney caawiyaan walaalahood muslimiinta oo dhibaateysan (sida palestine iyo Iraaq)

waxaan jeclaan lahaay inaan hooyadeey xajjka aan la tago

waxaan jeclaan lahaay inaan ka qallin jabiyo jaamacada

waxaan jeclaan lahaay nolol oo Alle ka raali yahay inaan ku noolaado

waxaan jeclaan lahaay wiil allahiis yaqaana iyo rasuulkiisa inaan is guursanno siduu alla noogu siiyo ubad alla ka cabsada

waxaan jeclaan lahaay iney wadanki nabad noqdaan

waxaan eebe ka rajeynayaa inuu igu toosiyo jidka toosan ee towxiidka ama jannada

 

waxaan kaloo jeclahay inuu ilaah ii sahlo amuuraheyga, amuuraha waalidkeyga, amuurahiina iyo amuuraha muslimiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^waxaad jeceshahay oo dhan hadaan jeleclahay, oo adiga Xaadadaada/shaqsiyadaada/laafyahaaga/xishoodkaaga iyo dareenkaaga aan aad iyo aad iyagana u sii jeclahay....Simply the Best abaayo Sanbabkeeyga dhixdisa aa Sabuul ku dhex cunoosaa yaa kheey :D

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waah Waah Waxaas aa Jeceyl lagaa Dhahaa ..........

 

Heedhe inanka wax la Qabo "waxaad Ku Abuurtay Buu La Adkeysan Waaye"..................

 

Go Figure:..................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bal waakaase fiiri ,,,, waan garanayay in wiilkaas la hayo ,, anigu mar horaan sheegay ,,,,

 

any how, walaaleey waxba ha ka xishoone wiilka wanaaji ,,,,,

 

Wiilo, gabadha soo maslax dee xabiibi adigaa nagaga dhowe :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^^J'baro walaalkiis waad aragtaa meeshatan arin culus baa timid labadaan wey isku KULULYIHIIN marka aniga iyo adigaba shaqo culus baa inoo taala marka adigu xagee howsha ka bilaabee. Aniga waxaan u kicitamayaa inaan soo DIGO arooska isla markaana aan soo sameeyo wixii sharaxaad ah oo loo baahan yahay inla sameeyo. Kolka adiguna waa inaad wax ku dhaqaaqdaa.....

 

 

"Wiilo" oo ku dhufanaysa ALALAAS ulululululululu "Gacalooyo aan U qabnaa Waa Guurihaynaa" Wiil iyo caano Gabadh iyo caano...

Aamiin Aamiin.................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waah waah,,,,,,

 

anigana igu daa wixii farsamo ah oo dhan ,, kharashka, abaabulka, iyo hawsha debedda oo dhan markaasaanu soo geleynaa guriga aad sharraxday annaga oo ku luuqaynayna ,,,,

 

Gabadha soo gelbiyaaay . . .. . . . .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Simply_the_Best:

waxaan jeclaan lahaay inaan sunnada nabiga scw qabsado

waxaan jeclaan lahaay inaan masaajid dhiso

waxaan jeclaan lahaay inaan arko palestine oo ka xurrowda gacanta yahuuda

waxaan jeclaan lahaay in wadanada muslimiinta iney caawiyaan walaalahood muslimiinta oo dhibaateysan (sida palestine iyo Iraaq)

waxaan jeclaan lahaay inaan hooyadeey xajjka aan la tago

waxaan jeclaan lahaay inaan ka qallin jabiyo jaamacada

waxaan jeclaan lahaay nolol oo Alle ka raali yahay inaan ku noolaado

waxaan jeclaan lahaay wiil allahiis yaqaana iyo rasuulkiisa inaan is guursanno siduu alla noogu siiyo ubad alla ka cabsada

waxaan jeclaan lahaay iney wadanki nabad noqdaan

waxaan eebe ka rajeynayaa inuu igu toosiyo jidka toosan ee towxiidka ama jannada

 

waxaan kaloo jeclahay inuu ilaah ii sahlo amuuraheyga,
amuuraha waalidkeyga, amuurahiina iyo amuuraha muslimiin

Wiilkaas waa aniga abaayo! ehehehehe, alow Alle, yaa kaa nasiib badan walaashiis? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

looool iyaah waxaan wey iga dambeeyeen. looooooooool checkmate sambabkaaga maxaa ii geysay? meel kale hadaad ii quuri leheed waxaa dhici kari leheed in buuga naxariista laguu furo :D ar iga daa yaaqe....waad iga xishoosiisay

 

loooooooool at wiilo n MR jaceyl

 

wiilo naagtii cilaanka ma balamisay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Simply the Best haa waan balamiyay Naagtii Cilaanka marka isasoo diyaari adiga :D

 

 

War heedhe Alle-Ubaahne waxaad sidaas ugu galeysaa my girl lagula tag maku dhahaa, waaba lagula tagayee :D

 

 

Simply the Best dear Mindi maan ku siiyaa mise Sakiin-Tobas kee doorbideysaa girl :D:D Jacda iska xoqhee intaa aniga igu sheegeysay "UUR" iyo waxaan lagaraneyn :D:D:D:D

 

jEcliyAaaaaaaaaa:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^maxaa tiri....3bilood aan uur ahay aa? abaayo macaanto ilaah hakuu sahlo wallaca.

 

wabiga shabeela xitaa hadaan kusoo dabaashto ila ma aha jacdaas iney iga go'eeso.

 

fiiri, naagti cilaanka meeqo saac ee na balamisay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this