MZanzi Posted October 10, 2003 Waxa aad adunka ujeclaan laheydeen inaad heshaan waa maxay aniga adunka waxan ujeclahay inan nolol fican kunolado aqirona janada galo haye adinka maxad jecejshihiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
maajo Posted October 10, 2003 waw inaan helo mida niyadeyda ku sawiran....aan nolasha la qebsan lahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 11, 2003 hibo nura thankis for the topic,u know,way badanyihiin waxa uu qof kasta jecelyahay inuu helo,laakiinse anigu waa sidan: camal wanagsan bajaqdeey nolol wanaagsan sorry,xoogaa yar unbaan soo qaatay,laakiinse waa too much waxyaalaha aan ugu jeclahay inaan helo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Lefty Posted October 12, 2003 Aduunka intaan joogo waxaan ugu jeclahay lacag, aakhirana jannada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted October 12, 2003 nuune lol waaba iga qoslisay adunka bajoq aan u jeclaan lahaa aa waraa saas dhan maba gabdhaha loola hadlaa waxaa dhabhaa ,,gabdhaan nolosha laqeybsan lahaa lee iska dheh bajoq leyn lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted October 12, 2003 Maajo bro ilahay hakuu sahlo ameen anaga waxan rabno alle hanoo sahlo ameen! Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted December 8, 2004 Waxa kalo jeclaan laha inaan arko soo xajiyay oo jamacadana dhameyay markasna dhaqtarad weyn ah kadibana midka qalbigeyga kujiro baa isku dhici laheyn ...hadiba intaas noolnahay calafna isku leenahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
underdog Posted December 8, 2004 Waxa aan u jeclaan lahaa: - Muslimiinto oo midoowday - Gabdhaha iyo wiilasha naga gaalooween in Allah soo hanuuniyo. - Gabar Muslinimada ka adag oo ciyaalkeeda iyo ninkeeda ugadaranyihiin lacag iyo shaqko. - Wiilasha somaliyeed oo fadhiga kaistaago oo cidohoda iyo umadooda wax utaro oo fahmo in aan kof kale noo maqnayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 9, 2004 Waxaan Adduunka u jeclaan lahaa: a) inaa tago Hajka, usoo Hajiyo HOOYADAY. Allaah na uu isiiyo Camal wanaagsan. b)inaan Agoonta u dhisho meel ay ku noolaadaa isla markaana ay wax ku barankaan. c)Inaan dhiso MADARASA Gabdhaha kaliya DIINTA ku bartaan. d)inaan arko wadankii oo NABAD ah. e)Inaan nolol yar oo aan dhibadneyn ku noolaado, Nin Allaah Yaqaan iyo Caruur Allaah i siiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pacifist Posted December 9, 2004 To everyone who made their wishes i wish that you all get your wishes and May ALLAH almighty give you more than that... Amin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pacifist Posted December 9, 2004 Back to that question I would love to take my mother and habaryaryall to the Hajj. May ALLAH TO INCREASE MY KNOWLEDGE OF THE DEEN AND TO LIVE LIKE I WOULD DIE TOMORROW. I WOULD LOVE TO SEE MY BROTHERS AND SISTERS OF SOMALIA TO LIVE IN PEACE AND PROPERITY WITHOUT QABYALAD AND TO LOVE EACH OTHER AS IF WE WERE TRULLY BROTHERS AND SISTERS OF ISLAM. I WOULD LOVE TO SEE THE DAY THAT AFRICA MY MOTHER CONTINENT RAISES HIGH AND MIGHTY. AND NOT BE CALLED THE DARK CONTINENT. I WOULD LOVE TO SEE THE WORLD WHERE NO MUSLIMS LIVE IN SUFFER. May Allah help me succeed in my passion to get all my dreams. May Allah bless me with a good man with his deen and ciyaal khayr badaan. AMIN AMIN AMIN Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 9, 2004 Aniga waxaan ugu jeclaan lahaa inta aan aduunka joogo CAAFIMAAD ... Kaas baa ugu qaalisan ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
OG Moti Posted December 9, 2004 aduunka? my parents to be happy about me, and to work enough deeds to face Allah and scape from the grave punishment.. that is my aim inshaAllah, and may Allah help me to it...then comes to help my people stand in the feet Allah kariim Peace Quote Share this post Link to post Share on other sites
MR ORGILAQE Posted December 9, 2004 My most important prayer is "My Allah guide me to the path he is most happy with,and may he ressurect me on the day of Judgement amongst those he is pleased with that he gives Jannah" Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted December 9, 2004 Originally posted by Jacaylbaro: Aniga waxaan ugu jeclaan lahaa inta aan aduunka joogo CAAFIMAAD ... Kaas baa ugu qaalisan ,,,,, Sidee ku ogaatay inuu caafimaadka ugu qaalisan yahay abti? Waxaan u maleynayaa inaad isbitaal ka dhamaan weysay, ilaahoow caafimaad kusii, aamiin. Aniga waxaan jeclaan lahaa aduunka ineey jihaad nafta iiga baxdo, jihaaskaas oo xaq ah. Ilaahoow ii sahal wado fiican oo aan aduunkaan ugaga gudbo aakhiro, aamiin. Sug bal, wax yar baan hilmaamee... soo ma fiicnaan laheyn horta inaan wax dhalo oo gabdhahaan mid ka mid ah guursado intaanan dhiman! Ok, ilaahoow intaanan jihaad galin bal gabar fiican oo caruur ii dhasho isii. Laakiin balaayo waxay ka taagan tahay naag soomaali ah kaama yeeleyso bari ayaan dhimanayaaye bal kaalay aan is guursanee, hadhowna janada ayaa noo balan ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites