Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga gurmadka Puntland oo kulamo ka wada Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga gurmadka degdega ah ee maamulka Puntland ayaa maanta kulamo ka bilaabay gudaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.

Kulamada oo ah kuwa is daba joog ah ayaa waxaa looga arrinsanayaa sida loogu gurman karo dadka ay saameeyeen roobabkii ka da’ay maamulkaasi.

Wasiirkaw wasaaradda howlaha guud iyo guriyeeynta Puntland, ahna guddomiyaha guddigaasi, Axmed Bashiir Muuse oo wareysi gaar ah siiyey Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey kulamadaasi iyo waxyaabihii looga hadlay.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/cccccc.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this