Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland Oo Hargeysa Ku Xidhay Rag U Dhashay Imaaraadka Carabta +SAWIRRO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa saaka xidhay sagaal nin oo u dhashay waddanka Imaraadka Carabta kuwas oo si sharcidarro ah uga ugaadhsanayay gudaha Somaliland.

4-1.jpg 3-1.jpg 2-2.jpg 1-2.jpg

Raggan ayaa aroornimadii maanta lagu qabtay garoonka diyaaraha Hargeysa iyagoo doonaya in ay dhoofaan.

Carabtan ayaa dadweynaha degmada Sabo-wanaag oo ka tirsan gobolka maroodi-jeex markii hore u sheegay in ay mashaariic u fulinayaan balse waxa la ogaaday in ay si sharcidarro ah u ugaadhsanayaan.

Warkan waxa xaqiijiyay agaasimaha Duur joogta ee wasaaradda Deegaanka Naasir Xuseen.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this