Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashooyinka oo diiwaan geliyey lix xisbi

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah magaalada Muqdisho ku guddoonsiiyay 6 xisbi siyaasadeed oo doonaya in ay ka qeyb-galka doorashooyinka soo socda.

Xisbiyada KMG ah ee shahaadooyinka la siiyay maanta ayaa kala ahaa.
1-Xisbiga qaran,

2-Xisbiga hor-u socodka shaqaalaha,
3-Xisbiga dhaq dhaqaaqa,
4-Xisbiga Saanuu,
5-Xisbiga midnimada,
6-Hoggaan qaran.

Tirada guud ee xisbiyada siyaasadeed ee sida KMG ah uga diiwaan gashan guddiga doorashooyinka qaranka ayaa xilligaan gaaraya 63 xisbi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this