Sign in to follow this  
Deeq A.

Xoghayihii Duulista Iyo Hawada Ee Xisbiga WADDANI Oo Is-Casilay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xoghayihii duulista iyo hawada Xisbiga WADDANI Nuradiin Diini ayaa maanta shaaciyay in uu si rasmi ah iska casilay xilkii iyo xubinimadii uu ka hayay Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.

Nuuradiin-Diini-1024x567.png

Xoghayihii duulista iyo hawada Xisbiga WADDANI Nuradiin Diini goor dhawayd warbaahinta la hadlay ayaa is casilaadiisa ku sababeeyay in aanay jirin jiho uu u socdo xisbiga uu ka tirsanaa ee WADDANI.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this